Raisul Wasaare Gennady Gaguliya oo ku geeriyooday Shil Baabuur (Daawo Sawirro)

Saraakiisha ku sugan Jamhuuriyadda Abkhazia ee ka go’day Georgia ayaa sheegay in ra’iisul wasaarihii Jamhuriyaddaasi uu ku geeriyooday shil baabuur. Warbaahinta Ruushka ayaa ku soo warrantay in ra’isul wasaare Gennady Gaguliya uu la socday kolonyo baabuur ah oo ka dhaqaaqay garoonka diyaaradaha ee ku yaalla magaalada Sochi ee dalka Ruushka, xilliggaasina uu shilka dhacay. Ra’iisul … Continue reading Raisul Wasaare Gennady Gaguliya oo ku geeriyooday Shil Baabuur (Daawo Sawirro)